Kulan looga hadlayay horumarinta goobaha caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
175

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dallada Caafinet oo ay ku mideysan yihiin xaruumaha Caafimaadka gaarka loo leeyahay ee Gobalka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kullan looga hadlayay Horumarinta Goobaha Caafimaadka.

Kulanka waxaa kasoo qeybgalay Agaasimaha Dallada Caafinet , Dhaqaatiir iyo qaar kamid bulshada Rayidka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here