Shirweynaha garab istaagi qaxootika iyo Barakacayaasha oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
203

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda qaxootika iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ee casimada dalka kusoo gabagabeysay shirweynaha garab istaaga qaxootika,Barakacayasha iyo dadka dalka dib ugu soo laabtay.

Shirkaan oo socday muda laba maalin ah ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin ka dowladda dhaxe,xubno ka socday urur goboleedka IGAD iyo madax ka socotay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ku yaalo dalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here