Agab cafimaad oo lagu wareejiyay maamulka Isbitaalka Banaadir

0
169

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Hay’adda Idma care oo aay ku mideeysan Muwaadiniin soomaliyeed oo ku nool dalka Finland ayaa agab cafimaad oo ka kooban sariiro,Bareelayaal iyo dawooyin ku wareejisay maamulka Isbitaalka Banaadir.

Munaasabadda lagu wareejinayay Agabkan cafimaad ayaa waxaa Goob joog masuuliyiin ka tirsan Hay’adda Idma care iyo maamulka Isbitaalka Banaadir ee Muqdisho.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here