Gaadiid lagu wareejiyay qaar kamid ah wasaaradaha Puntland

0
190

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa gaadiid ay soo gaday Wasaaraddu ku wareejiyay qaarkamid ah xarumaha loogu talagay ee maamulka Puntland.

Xaruumaha lagu wareejiyay gaadiidka ayaa waxa kamid ah xaruunta dakhliga xaruunta maamulka iyo kastamka Garowe.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here