Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Golaha deegaanka Degmada Berbera mudan Cabdi shakuur maxamuud Xasan ayaa dhagax dhigay masjid laga dhisaayo xaafadda waraabo taag ee magaalada Berbera.
Munaasabada dhagaxdhiga ayaa waxaa ka qayb galay maamulka degmada Berbera xidhibaanno katirsan maamulka Somaliland iyo marti-sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.


