Isbitaal laga hirgiliyay magaalada Hargeysa oo xariga laga jaray.

0
152

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayay isbitaalka Haqab tire clinic and pharmacy oo laga hirgiliyay xaafada ideecada ee magaalada Hargeysa.

Munaasabadda xarig jarka isbitalka ayaa waxaa goob joog xildhibaano ka tirsan maamulka Soomaaliland,Maamulka Isbitaalka,culuma udiin iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here