Horumar dhanka ganacsiga ah oo ka socda degmada Balcad

0
138

Baladweyne ( Radio Beerlula )-degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa laga dareemayaa Horumar balaaran oo dhanka Ganacsiga ah

Gancsiga hada ka jiro degmada ayaa markii hore loo doonan jiray magaaloyinka kale ee dalka

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here