Gabar markii ugu horeysay ku dhiiratay inay qabto shaqo ragga kaliya qaban jireen Baladweyne

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa kusoo badanaya haweenka qabta shaqooyinka Raga .

Qamar Xuseen Cali oo kamid ah Haweenka ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku dhiiratay in ka shaqeeyso shaqada weeytarnimada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here