Qoysas deeq Rashiin ah looga qeeybiyay magalada muqdisho

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda mareeynta Musiibooyinka qaranka soomaliyeed ee SoDMA ayaa kun qoys deeq rashiin ah ugu qeeybisay degmada wadajir ee Gobalka Banaadir.

Qoysaska Deeqda rashiinka ah looga qeeybiyay degmada wadajir ee Gobalka Banaadir ayaa ka koobnaa danyar iyo Barakacayaal.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here