Gabar wariyaha oo maqaayad ka furtay Baladweyne

0
154

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shugri Baryare Maxamuud oo ka mid ah gabdhaha saxafiyiinta ee ku nool maagalada Baladweyne ayaa ku dhiiratay inay sameysato hal abuur ganacsi oo ay ku mareyso nolol malameedka qoyskeeda taasoo ah in ay furto dukaan madaama ay dhaqale ku filan ka weysay shaqada warbaahinta

Wax yabaha lagu iibiyo dukaankan ayaa waxaa ka mid ah cabitaanka macmacanka shoobinka shaaha  iyo adeeygo kale oo badan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here