Dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Hargeysa iyo Baligubadle oo la dhagax dhigay.

0
151

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Soomaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay bilowga jidka isku xiri doona magaalooyinka Baligubadle – Hargeysa .

munaasabada dhagaxdhiga wadada waxaa madaxweynaha kuwehliyay wasiiro Xildhibaano ganacsato iyo shacabka labada magaalooyinka hargeysa iyo Baligubadle.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here