Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda Howlaha Guud ee maamulka Puntland Faarax cawad ayaa dhagax dhigay dugsi lagu baran doono cilmiga Beeraha islamarkaana laga hirgelinaayo deegaanka karin Gobalka Bari.
Munaasabadda dhagax dhiga iskuulka ayaa waxaa goob joog ahaa wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Puntland,maamulka Degaanka karin,Duqa Degmada Bosaaso iyo qaar kamid ah odayaasha Dhaqanka Degmadasi.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq


