Wasaaradda waxbarashada Somaliland oo lagu wareejiyay agab waxbarasho.

0
148

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka Wasaaradda waxbarashada maamulka Somaliland Cismaaciil Ducaale Yuusuf ayaa magaalda Hargaysa lagula wareejiyay qalab waxbarsho islamarkaana ay ku wareejisay Hay’adda UNICEF.

Qalabkaan ayaa ka kooban madbacad buugaag iyo waraaqo kuwaasi oo loogu talagalay in wax lagu baro ardayda araga Naafada ka ah.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here