Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Ganacsiga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magalada Baydhabo ee Gobalka Baay ku qabatay kullan looga Hadlayay Horumarinta ganacsiyada yaryar.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiirka ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Agaasimayal,iskaashatooyin iyo qaar kamid ah Ganacsatada yaryar ee ku nool magaalada Baydhabo.
Warbixinta waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.


