Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada qeybaheeda kala duwan ee degmada Beledxaawo gobolka Gedo ayaa bogaadiyay mashaariicda horumarineed ee ka socota degmadaas.
Mashariicdan hormarineed ee ka socoto degmada ayaa waxaa ka mid ah dhismaha wado laami ah garoonka diyaaradaha iyo kuwo kale oo badan kuwasoo lagu dhisayo isxilaaqka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


