Tababar ku saabsan wacyigelinta iyo yareynta khataraha masiibooyinka oo lagu qabtay Baydhabo

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee gobalka Baay ayaa lagu qabtay tababar kaasi oo kusaabsan wacyigelinta iyo yareynta khataraha masiibooyinka waxaana soo qabqaabisay wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada Dowalad gobaleedka Koonfur Galbeed.

Tababar ayaa loo qabtey qaar kamid ah wariyaasha ka howlgala Warbaahinada kuyaalo magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa ino haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here