Saldhiga booliska deegaanka Ceelgaal ee gobolka Hiiraan oo la dhagax dhigay.

0
192

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Muuse salaad wehliye ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha saldhig Booliska Degaanka ceel-Geel ee Duleedka magaalada Baladweyne.

Munaasabadda dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiye ku-Xigeenka siyaasadda iyo Maaliyadda Gobalka Hiiraan Xassan Ibraahin Cabdulle,taliye ku-Xigeenka qeeybta Guud ee Booliska gobolka Hiiraan korneel muuse xayuuke iyo taliyaha saldhigga Booliska magaalada Baladweyne Ganshaalle Cabdullaahi Maxamuud.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here