Dayactir lagu sameeyay Ceelka deegaanka indho biraalle

0
167

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka gobolka Salal iyo kan degmada Saylac ee maaamulka Somaliland ayaa dib u hawlgeliyay Ceelka Biyaha ee deegaanka Indho-biraalle kaasi oo lagu sameyay dayactir.

Ceelkaan ayaa dayactirkiisa iyo cilad bixintiisa waxaa ka shaqeeyay Injineero ka yimid dalka Jabuuti iyo kuwa ka socday Maamulka Somaliland.

warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here