Qoysas dan yar ah oo deeq rashiin looga qeeybiyay Muqdisho

0
150

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda mareeynta Musiibooyinka qaranka soomaliyeed ee SoDMA ayaa kun qoys deeq rashiin ah ugu qeeybisay magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Qoysaska loo Qeeybiyay Deeqda rashiinka ah ayaa ka kobaa dan yar,Barakacayaal iyo kuwa qabo baahiyaha gaarka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here