Kulan looga hadlayay adkeynta amniga oo lagu qabtay magaalada Baydhabo

0
160

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xassan Cabduqaadir Maxamed ayaa shir Gudoomiyay kulan looga adkeeynta amniga oo lagu qabtay magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay.

Kullanka oo diirada lagu saaray adkeeynta amniga iyo ka hortaga waxyaabaha maanka dooriyo ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka Koonfur Galbeed,Taliyaha qeeybta booliska Gobalka Baay,Taliyaha saldhigga Booliska magaalada Baydhabo iyo sarakiil ka tirsan ciidamada Booliska iyo NISA ee ka howlgala magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here