Mashruuca Cilmi Baarista Caafimaadka maanka oo laga Daah-furay Hargeysa

0
156

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeeysa ka daah-furtay mashruuca Cilmi Baarista Cafimaadka maanka oo aay iska kashanayaan wasaaradda Cafimaadka Somaliland iyo jamacadaha Hargeysa iyo camuud.

 

Munaasabadda daah-furka mashuurcaan ayaa waxaa ka qeeyb galay wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland, Agaasimayal, madax ka socotay jamaacadaha magaalada Hargeysa iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here