Tababar kusaabsan Adkeysiga iyo badqabka Haweenka oo lagu qabtay Galkacyo

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiishiinta maamulka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ku qabatay Tababar ku saabsan Tayeeynta , Adkeysiga iyo bad qabka kaasi oo loo qabtay Haweenka Golaha Deegaanka Degmadaasi.

 

Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Haweenka iyo qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha maamulka Galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here