Biyo yari soo wajahday bulshada deegaanka Cali Bohole

0
196

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulashada ku nool  Deegaanada quracle cali bohole iyo deeganada kale ee tirsan gobolka Mudug ayaa wajahaya xaalado  Biyo yari oo  ka jirta qaar kamid ah deegaannadaasi

 

Dadkaan oo u badan xoolo dhaqto ayaana heysan ceel ay biyaha ka cabaan halka hada ay ku nool yahiin biyo laga keeno meel fog fog oo waqti badan qadaneyso in biyo laga keeno.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here