kulan shaqo abuur loogu sameynayay 100 dhallinyaro ah oo lagu qabtay Muqdisho

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay kulan shaqo abuur loogu sameynayay 100 dhallinyaro Soomaaliyeed oo kuwaasi oo ka hoowlgali dooona beero casri ah oo ay maalgelisay Hay,adda Hecter Agri Tech

Kulanka lagu daahfuray barnaamijkaan shaqo abuurka ah ayaa waxaa ka qeybgalay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Beeraha XFS ,Dhallinyaro iyo xubno kamid ah Shirkadda Hecter Agri Tech .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here