Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa lagu qabtay kullan wadatashi ah oo lagu hadlayay isku xerka Ciidanka Booliska iyo Bulshada ku nool magalada Bosaaso.
Kullanka ayaa waxaa ka Qeeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Bari kan degmada Bosaaso,sarakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Gobalka Bari iyo qaar kamid ah Bulshada Magaladaasi.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq


