Mid kamid ah dhalinyarada Baladweyne oo muddo 10 sano ah noloshiisa ku mareeya xirfadda duubista aroosyada.

0
481

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Cabdirisaaq Cabdi Muumin oo kamid ah dhallinyarada ku nool magaalada Baladwyne ayaa mudo koow iyo toban sano ah noloshiis ka maareeyo xirfdda sawir qaadista iyo duubista muuqaalada Aroosyada iyo xalfadaha magaalada Baladweyne.

Shaqadaan ayuu ka maareeyaa nolosha qoyskiis isaga oo ka dabaro 2caruur ah oo uu dhalay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here