Munaasabad lagu dhiirigelinayay arday dhameysatay labo kutub oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
142

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Munaasabad lagu dhiirigelinayay arday dhameysatay labo  kutub oo kala ah saxiixu muslim iyo saxiixu buqaari ayaa  lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Waxaa ka soo qeyb galay culumudiinka magaalada ,walidiin, ardayda kutubada loo soo xiray iyo bulashada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here