Ardayd baratay xirfadda farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay magaalada Ood-weyne

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabadaan ay ku qalin jabinyeen  in ka badan 20 haween oo  dhameysatay Barashada xirfadaha farsamada gacanta sida cunto karinta iyo xarqaanka ayaa lagu qabtay gobolka Daadmareer.

Waxana ka qeyb galay munsabadan mamulka machadka gudomiyaha gobolka Daadmareer walidiin, macalimiin, ardayda Munsabadan loo qabtay iyo marti sharaf kale .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here