Tababar ku saabsan dhisidda kalsoonida bulshada oo lagu qabtay Muqdisho.

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan dhisidda kalsoonidda Bulshada iyo wadajirka kasi oo usoo agaasimay maamulka Gobalka Banaadir.

Tababarka oo socon doona muda sadax maalin islamarkana loo qabtay qaar kamid ah dhalinyarada magaalada Muqdisho iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here