Shir looga hadlayay isbadalka Cimilada oo lagu qabtay Baydhabo

0
170

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Abdixakiin Maxamed Xaaji Fiqi ayaa Magaalda Baydhabo ku qabtay Shir looga hadlayey Qorshaha Isbeddelka Qaranka oo diiradda saarayaa maalgelinta ilaha wax soo saarka, kobac dhaqaale, shaqo abuurka, iyo ka faa’iidaysiga khayraadkaiyo u adkeysiga isbedalka cimilada.

Shirkaan waxaa ka qeybgalay Goliyaasha kala duwan maamulka Koonfur Gaalbeed, Madax ka socotay Wasaaradda Qorshaynta Federaalka, Agaasimaha Guud Wasaarada Qorshaynta Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Gobolka Baay iyo Qeybaha kala Duwan Bulshada Magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here