Cudurka malabisada oo fara ba-an ku haya beeraha ku yalla deegaanka Lafoole

0
194

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Beeraleeyda ku nool Tuulada laafoolle ee gobolka Hiiraan ayaa saameyn kala kulmay Cudurka malabisada oo ku dhacay beerahooda.

Dalagyada ay saameeysay malabisada ayaa waxaa kamid ah Sisinta,Yaanyada iyo Qaraha

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here