Culimada magaalada Muqdisho oo codsday in laga qeybqaato dhismaha Mu’asasada Daarul-iimaan

0
162

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qaar ka mid ah culumada soomaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa bulshada ka dalbaday in laga qeyb qaato balaarinta Mu’asasada Daarul-iimaan ee magaalada Muqdisho.

Mu’asasada Daarul-iimaan ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa wax lagu baraa Caruurta agoonta ah kuwasoo ka helo wax yabaha ay u bahan yahiin.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here