Aqoon is weydaarsi ku saabsan xalinta khilaafaadka oo laga furay Baydhabo

0
166

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowalad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka Daah furtay Aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Horumarinta Xalinta iyo Khilaafaadka soo noq noqdo ee inta badan ka dhax dhaco Bulshada Soomaaliyeed.

Aqoon isweydaariskaan ayaa socon doona mudo isbuuc ah waxaana loo qabtey qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka dhalinyarada Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here