Baledweyne ( Radio Beerlula )-Cismaan cadaawe oo ka mid ah masuuliyiinta dekada Muqdisho ayaa xariga ka jaray ceel-biyood laga hirgeliyay deegaanka Biyo Cadde ee G/Sh/Dhexe kaasoo ay dadka deegaanka ay baahi badan u qabeen
Xarig jarka ceelkan ayaa waxaa ka qeyb galay labada maamul ee deegaanka biyo cade iyo raage ceele ee gobolka shabellaha dhexe odyaasha dhaqanka culumada ururada bulashada iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


