Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhameysay madooyinka cafimaadka saxaafadda computer iyo fagaaro ka hadalka iyo kuwo kale oo badan kana aflaxay machadka hormuud ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne
Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen


