Xarunta hay’adda diiwaagalinta iyo aqoonsiga Qaranka ee dhuusamareeb oo xariga laga jaray.

0
170

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa daah-furay xarunta Hay’adda Diiwaagalinta iyo Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo laga hirgiliyay magaalada Dhuusamareeb.

Munaasabadda daah-furka xarunta ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan Hay’adda Diiwaagalinta iyo Aqoonsiga Qaran ee NIRA,wasiirro ka tirsan maamulka Galmudug,xildhibaanno,maamulka Magaalada Dhuusamareeb iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here