Arday Baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
125

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen In ka badan shan iyo labaatan arday oo dhameeysay Barashada qur’aanka kariimka islamarkana ka aflaxday Madarasada Ibnu- khuzayma.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeyb-galay maamulka madarasada,culuma udiin,macalimiin,walidiin iyo ardayda qalin jibisay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here