Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenkaan oo kunool Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa nolosha reerkood ka maareeyo iibinta dharka hudheeyada iygoo ku gancstada hareeraha wadooyinka magaalada Baladweyne.
Dharkaan hudheeyada ayaa loogu keenaa Haweenka magaalada muqdisho ee caasimadda dalka iyo dalka dibadiisa waxaan ka iibstado bulshada Magaalada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.


