Masjidka Khaalid Binu Waliid Boosaaso oo dib u dhis lagu sameeyay

0
148

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Masjidka Khaalid Binu Waliid kaasi oo dib dhis balaaran lagu sameey.

Munaasabada lagu Daahfurayay Masjidka ayaa waxaa ka qeybgalay Culimo udiin,Gudiga Masjidka, Dhallinyaro, iyo xubno kale oo ka socday Degmada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here