Hormuud Salaam Foundation oo deeq lacageed iyo raashin gaarsiisay isbitaalka Laansareeti iyo ururka haweenka qaranka.

0
165

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq raashin ah ku wareejisay maamulka isbitaalka Laansareeti ee magaalada Muqdisho taasoo loogu talo galay in ka badan 150 ruux oo dhimirka ka xanuusan oo ku jira isbitaalka.

Sidoo kale Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacageed oo dhan lix kun oo dollar ku wareejisay ururka haweenka qaranka si loo gaarsiiyo haweenka danyarta ee qeybta ka ah ururka haweenka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here