Guddiga masjidka deegaanka Bali-Hiile oo codsaday lacag dhan 8 kun oo dollar.

0
172

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga iyo culumadda Masjid jaamaca deegaanka Bali-hiille ee gobolka Togdheer ayaa ka codsaday cid kasta oo wax heysata inay ka qeyb qaatan dhismaha majid jaamaca deegaankan oo u baahan dib u dayactir iyo in la balaariyo.

Kharashka ku baxaya dayactirka iyo balaarinta masjidkan ayaa lagu sheegay lacag dhan 8 kun oo dollar taasoo aysan awoodin bulshada ku nool deegaankan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here