Haween ku nool Baladweyne oo helay fursado shaqo inta lagu jira bisha Ramadaan.

0
171

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkaan Oo ku nool magaalada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa ku shaqeeysto xirfadda sameenta sambuuska inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.

Sanbuuskaan ayey ku gadaan suuqyada magaalada Baladweyne si ay uga iibsadaan bulshada magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here