Tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqul insaanka oo lagu soo gaba gabeeyay Baydhabo

0
170

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda amniga gudaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xassan Cabduqaadir Maxamed ayaa magaalada Baydhabo kusoo xeray tababar ku saabsan la dhaqanka Bulshada iyo ilaalinta xaquuqul insaanka.

Tababarkaan oo Socday muda todoba maalin ah ayaa waxaa loo qabtay ciidama ku tirsan Booliska maamulka Koonfur Galbeed si gaar ah kuwa ka howlgala garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here