Tartan Qur’aan aqris ah oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
137

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Xamar Jajab ee gobalka Banaadir ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xiraayay tartan quraan aqris ah kaasi oo looqabtay ardayda dhigto dugsiyada quraanka kariimka ee degmadaassi.

Ardeydaan ayaa ku tartamayay 30 jus 20 iyo 10 jus ee Quraanka kariimka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here