Mashruuc Burjikooyin loogu qeybinayo dadka danyarta oo laga daah furay Burco.

0
151

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Candleight ayaa magaalada Burco ee gobolka Togdheer ka daah furtay mashruuc dadka danyarta ah loogu qeybinayo burjikooyin casri ah si looga hortago xaalufinta deegaanka.

Mashruucan ayaa waxaa ka faa’ieysan doonaa 750 ruux oo 390 ka mid ah ay ku nool yihiin magaalada Burco halka 360 kalana ay ku nool yihiin 12 tuulo oo ku yaalla gobolka Togdheer.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here