Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga gacanta ku haya dhismaha Masjidka Naafic ee magaalada Hargeysa ayaa umadda muslimiinta ah ka codsaday in laga qayb qaado dhismaha masjidka oo marayo heer gabgabo ah.
Dhismaha masjidkaan ayaa hore waxaa ubilaabay bulshada Xaafdda new Hargayso iyo qaar kamid ah Culumada Magaalada Hargeyso.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.


