Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa sare u kac uu ku yimid qiimaha qudaarto lagu iibiyo suuqyada magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Qudaarto qiimaha la iibsado oo sare u kaca ku yimid islamarkana lagu iibiyo suuqyada magaalada Baydhabo ayaa waxaa kamid,babanooniga,ansalatada,Basasha iyo liinta.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.


