Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho ayaa isku xilqaamay in ay wax baraan caruurta ku nool Kaamamka barkacyaasha ee Muqdisho.
Dhalinyaradan ayaa hirgaliyay in ka badan 6 goobood oo ku kala yaalo degmada kaxda iyo garas baleey ee gobolka Banaadir.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


