Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA) ayaa deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar oo kunool gobalka Banaadir kuwaasi oo baahi badan uqabay.
Deeqdaan Raashinka ah ayaa ka koobneed Bur Bariiska Sonkorta timir iyo saliid.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.


