Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gargaar raashin ah ugu qeybisay qoysas danyar ah ee ku nool Magaalada Muqdisho.
Deeqadaan ayaa iskugu jirtay Rashiinka noocyadiisa kala duwan sida bur bariis basto iyo saliid.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


